wargeyskadawan.com
Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Sanaag Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey Arday Ka Qalinjebisay Machadka Barashada Caafimaadka Iyo Luuqadaha Ee Dangarad.
Ceerigaabo(Dawan)badhasaab ku xigeenka gobolka sanaag iyo masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada ayaa ka qayb galay munaasibad qalin jebin ah oo loo qabtay arday dhamaysatay culuumta caafimaadka.