wargeyskadawan.com
Tabobarka Barnaamijka Tirakoobka Carruurta Somaliland Oo Lagu Soo Gebo Gebeeyey Magaaladda Borame.
Hargeysa(Dawan)barnaamij lagu diwaangelinaayey dhalashada carruurta somaliland ayaa lagu soo gebo gebeeyey magaaladda borame ee xarunta gobolka awdal.