wargeyskadawan.com
Waxay Barteen Qiimaha Hooyada
Mid ka mid ah dugsiyada dalka Indonisiya ayaa sameeyay maalin gaar u ah hooyooyinka dhalayay ardayda dugsiga dhigta . Dugsigan ayaa maalintaasi waalidka ku marti qaada dugsiga waxayna u diyaariyaan…