wargeyskadawan.com
“Xidhiidhka Somaliland iyo Jabuuti Waxaan Ku Kalsoonnahay in ay Door Weyn ka Qaadan Doonto Qadiyadda Ictiraafka Raadinta” Danjire Cabdifataax
Jabuuti (Dawan)- Danjiraha Somaliland u jooga dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Cabdifataax Siciid Axmed, ayaa sheegay in xidhiidhka Somaliland iyo Jabuuti uu yahay mid soo jireen ah oo qoto dheer isla …