wargeyskadawan.com
“Waddada Hargeysa ilaa Wajaale Waxa ay Kamid Tahay Mashruuca Berbera Corridor “Wasiirka Gaadiidka
Arabsiyo (Dawan)- Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor oo uu weheliyo agaasimaha guud ee Madaxtooyada Maxamed Cali Bile iyo Maareeyaha Hay’adda Wa…