wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u Fidiyay 19 Maxaabuus oo Budhcad Badeed ah
Hargeysa(Dawan):- Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi,ayaa cafis u fidiyay 19 Maxbuus oo ka mid ahaa 20 Maxbuus oo budhcad badeed ahaa oo laga soo xidhay dalka Siishilis oo ku soo ware…