wargeyskadawan.com
Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta oo Gobolka Saaxil ka Bilawday Macdan Baadhis
Berbera(Dawan):- Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland,ayaa deegaano ka tirsan gobolka Saaxil ka bilawday Macdan baadhis. Macdan baadhista Wasaaradda macdanta iyo Tamarta Somaliland maanta bil…