wargeyskadawan.com
“Madaxweynuhu Siduu Hadalka uu Yidhi iyo Sida Loo Turjumay Waa Laba Kala Fog”… Xildhibaan Warfaa
Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa, ayaa si adag uga hadlay dilalka mudooyinkan danbe ku soo badanayay ee loo gaysanayay askarta ka tir…