wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Gobolka Sanaag oo ka Hadlay Maleeshiyo Puntland ah oo Jidgooyo u Galay Badhasaabka Badhan
Ceerigaabo (Dawan):- Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin Tiimbaro,ayaa ka hadlay maleeshiyo Puntland ah oo jidgooyo u galay guddoomiyaha gobolka Badhan oo ku sii jeeday xarunta gobolka…