wargeyskadawan.com
Hrgaysa: Xildhibaan Waddani Ku Dhaliilay In Ay Ka Baxeen Heshiiskii Xisbiyadda
Hargaysa (Dawan): Xildhibaan Naasir Cali Shire, ayaa ka hadlay go’aankii uu golaha Wakiiladu ku daadafeeyeen heshiiskii saddexda xisbi ku gaadheen in la kordhiyo tirada guddiga doorashooyinka qaran…