wargeyskadawan.com
Wasiirka Shaqo Gelinta oo Burco Ka Furtay Barnaamijka Shaqo Abuurka Dhalinyaradda
Qore Khadar M. Dhako Burco (Dawan): Wasiirka wasaarada shaqo gelinta iyo Arrimaha bulshadda Somaliland Marwo Hinda Jaamac Gaani ayaa shalay magaalada Burco ka daah-furtay barnaamijka shaqo abuurka …