wargeyskadawan.com
Dawlada Ingiriiska oo Saxeexday Heshiis ku Kacaya £ 31 Milyan oo Lagu Taageerayo Horumarka Ka Socda Dalka Somaliland
London (Dawan)- Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay heshiis lagu taageerayo wejiga labaad ee sanduuqa SDF la saxeexatay xukuumada Somaliland iyo dalka Netherlands, loogu tallo galay horumarinta …