wargeyskadawan.com
Ma Tiro, Mise Tayo Waxbarasho, Labadaa Midkeen u Baahanahay
Waxa laysku waafaqay cilmi ahaan marka laga eego xagga siyaasadda Juqraafiga, in dunida hoggaankeeda ay gacanta ku qaban doonaan dadka ugu tirada badan, uguna aqoonta badan, balse xaqiiqo ahaan mud…