wargeyskadawan.com
Cisbitaalka Guud Iyo Jamacada Hargeysa oo Bilaabay Barnaamijka Kor Loogu Qaadayo Aqoonta Dhakhaatiirta
Hargeysa(Dawan):- Jaamacadda Hargeysa iyo Cisbitaalka guud ayaa wada bilaabay barnaamij kor loogu qaadayo aqoonta dhakhaatiirta. Haddaba Barnaamijka ay wada bilaabeen Jaamacadda Hargeysa iyo Cisbit…