wargeyskadawan.com
Isu-Duwaha Ciyaaraha Sanaag oo Shaaciyey Tartan Orod ah oo lagu Qabanayo Ceerigaabo
Ceerigaabo (Dawan)- Isu-duwaha Wasaarada Ciyaaraha ee Gobolka Sanaag Cabdi Ismaaciil Guuleed ayaa sheegay in gobolka Sanaag gaar ahaana magaalada Ceerigaabo uu ka bilaabmayo tartan dhinaca orodka a…