wargeyskadawan.com
Xal Kasta Mushkulad Ayay Ka Dhex Arkaan!
Saynisyahankii Jarmalka u dhashay Albert Einstein wuxu ahaa asaasihii qaybo muhiim ah oo cilmiga Fiisigiska casriga ah ka mid ah. Waxaana aqoontaasi iyo dadaalkaasi lagu siiyay abaal marinta caalmi…