wargeyskadawan.com
East African Business Week: Shir Somaliland ku Qabanayso Nairobi iyo labada Dal oo Shaaciyey Inay iska Kaashanayaan Shiidaalka iyo Nabadgelyadda
Nairobi(Dawan)-Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Bisha November ee sannadkan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku qabanaysa Shir ku wajahan Tamarta iyo Kaabeyaasha dhaqaalaha . Sidaasna waxa xaqiijiyey…