wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Gobolka Hawd oo Kulan la Yeeshay Madaxda Laamaha Dawladda ee Heer Gobol
Balligubadle(Dawan):- Guddoomiyaha gobolka Hawd Yaasiin Maxamuud Shide ayaa kulan la yeeshay madaxda laamaha dawladda heer gobol ee gobolka Hawd. Kulanka uu badhasaabka gobolka Hawd la yeeshay isud…