wargeyskadawan.com
Gudidda Doorashooyinka oo Tijaabiyay Qalabka Diiwaan Gelinta oo La Casriyeeyay
Hargeysa(Dawan):- Gudida doorashooyinka qaranka Somaliland,ayaa maanta tijaabiyay qalabka diiwaan gelinta oo ah tii sadexaad ee lagu diiwaan geliyo codbixiyeyaasha doorashooyinka. Tijaabinta qalabk…