wargeyskadawan.com
Danjiraha Somaliland u Fadhiya Djabuti oo Ka Qayb Galay Sanad guurada Sucudiga oo Lagu Casuumay Dublamaasiyiinta Caalamka ee ku Sugan Jabuuti
Jabuuti(Dawan):- Sannad guuradii 89 aad ee maalinta xorriyadda dalka Boqortooyada Sucuudi Arabiya oo lagu qabtay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti isla markaana uu soo qaban qaabiyay safiirka dalka Jabu…