wargeyskadawan.com
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland oo ka Hadlay Adeegyada ay u qabtaan Naafada iyo Agoomaha
Hargeysa(Dawan):- Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye,ayaa ka war bixiyay adeegyada ay u qabtaan naafada iyo agoomaha hoos yimaadda wasaaradda difaaca Somalila…