wargeyskadawan.com
Adoo Haysta Qaran, Ha Ku Doorsan Qabiil!
Qore Eng. Xuseen Adan Cige (Deyr)| QABIILKA iyo QARANNIMADU waa laba shay oo aan is-qaban karin! Sidoo kale, Qabiilka iyo Hannaanka Dimuqraadiyadduna waa isku dab iyo dhagax. Nasiib darrada haatan …