wargeyskadawan.com
Tog Wajaale: Agaasimaha Wasaaradda Biyaha Oo Dhagax Dhigay Biyo Balaadhinta Magaaladda
Hargeysa (Dawan)- Agaasimaha guud ee wasaaradda Biyaha Somaliland Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa shalay ka dhagax dhigay magaaladda Wajaale afar kaalmaha biyaha laga cabo ah(Kiosks) oo cusub oo lagu…