wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo Dawladda Guinea Conakry ku Boorisay Inay sii Balaadhiso Iskaashiga Labada Dal
Hargeysa (Dawan)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku bogaadisay dalka Guinea Conakry oo u dabaal-degay sannad guuradii 61-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay xornimada ka qaateen Faransii…