wargeyskadawan.com
Harada Boqortooyada Dumarka!
Caadooyinka Bulshooyinka ayaa aad u kala duwan , dalka Shiinaha qabiilada lagu magacaabo Mosuo oo degan harada Lugu Lake ee koonfurta Shiinaha ayaa leh caado iyo dhaqan ay mudo dheer adeegsanayeen.…