wargeyskadawan.com
Wasaaradda Degaanka oo Dhir u Qaybisay Xaafadaha iyo Xarumaha Dawladda Caynaba
Qore Khadar Cabdi Muuse Caynaba (Dawan)- Wasaaradda degaanka iyo horumarinta reer Miyiga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay magaaladda Caynaba ee gobolka Saraar ku qaybisay in ka badan 2500 oo ge…