wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Gobolka Hawd oo ka Hadlay Dad u Geeriyooday Dhir Dawo Ahaan loo Siiyay iyo Tallaabada ay Qaadeen
“Isla markii dhacdada nalagu soo war geliyayba waanu ka hawl galnay laba nin ayaana u geeriyooday.” “Labada meeloodba nin keliya ayaa dadka wax siiyay oo yidhi waan idin dawaynaya.”Guddoomiyaha G…