wargeyskadawan.com
Hindiya oo Shaacisay Inay Somaliland ka Taageerayso Qalabeynta Cisbitaalada
Hargeysa (Dawan)- Wakiilka Dawladda Hindiya u qaabilsan Kenya ,Asish Sinha ayaa daboolka ka qaaday in dalkiisu uu Jamhuuriyadda Somaliland kala shaqeyn doono ardayda wax ka barata dhinaca caafimaad…