wargeyskadawan.com
Way Ilaabeen, May Booqan Iyana Way Ilowday!
Dhacdooyinka yaabka leh ee ku jira diiwaanka TV-GA Alan ee dalka Imaaraadka, Dubai gaar ahaan barnaamijka Qaraa’ib ( yaab) waxa ka mid ah qisadan: Islaan maalqabeen ahayd oo 85 jir ah oo u dhalatay…