wargeyskadawan.com
Dibadbaxyo dumarka laga mamnuucay oo ka dhacay Pakistan
Kolonyo baabuur ah oo ay saaran yihiin rag wada gadh waaweyn oo lulaya calan midabbadiisu isugu jiraan madow iyo caddaan ayaa isugu soo baxay gudaha magaalada Islamabaad ee caasimadda dalka Pakista…