wargeyskadawan.com
Wasiirka Ciyaaraha Oo Soo Xidhay Tartanka Kubbadda Cagta Kooxaha Gobolka Sool
Laascaanood (Dawan): Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland ayaa soo xidhay tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta gobolka Sool oo muddo 32 maalmood ah ka socday garoonka Cabdi Bill…