wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland Oo Shaqo Abuur Ganacsi U Samaysay Qoysas Danyar ah
“Waxaa la idiinka baahan yahay in hawsha la idinku caawiyay aad si wanaagsan u maamushaan oo meel sare aad gaadhsiisaan”… Madaxweyne ku xigeenka qaranka “Waxaanu shaqo abuur u samaynay 55 qoys oo r…