wargeyskadawan.com
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo si Adag ugu Jawaabay Dr Gaboose
Qore Khadar M .Xaashi Hargeysa (Dawan)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa jawaab adag ka bixiyay eedo uu Dr. Maxamed Cabd…