wargeyskadawan.com
Badhasaabka Sool oo Kormeeray Cusbitaalka Guud ee Laascaanood
Qore Faysal A. Kaarshe Laascaanood (Dawan)- Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa shalay kormeer indho indhayn ah ku soo maray cubsitaalka guud ee magaaladda Laascaanood. Ujeedada k…