wargeyskadawan.com
Cabdirashiid Riyo Raac oo Ballan Qaaday in ay Caddaalad ku Shaqaynayaan
Qore Khadar M .Xaashi Hargeysa (Dawan):- Cabdirashiid Maxamed Cali Riyo Raac oo ka mid ah lixda xubnood ee shalay golaha wakiiladda Somaliland u ansixiyeen in ay noqdaan gudida doorashooyinka qaran…