wargeyskadawan.com
Madaxweyne Ku Xigeenka oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Gelinta Degmada Dila
Boorama (Dawan): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa shalay xadhiga ka jaray Biyo gelin lagu sameeyey degmadda Dila ee gobolka Awdal oo ay fulisay hay’adda Welt Hunger Hilfe (WHH) oo laga leeyah…