wargeyskadawan.com
Badhasaabka Sool iyo Maayarka Laascaanood oo Soo Kormeeray Waddooyinka Magaaladda
By: Khadar Cabdi Muuse Laascaanood (Dawan): Badhasaabka gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, oo ay weheliyaan madaxda dawladda Hoose ee degmada Laascaanood ayaa shalay soo kormeeray jidad…