wargeyskadawan.com
BURCO: Mashaariic iyo Gaadiid ay soo Kordhisay Wakaalada Biyahu oo Xadhiga laga Jaray
Qore: Xabiib Cigge: Burco (Dawan):-Wasiirka horumarinta Khayraatka Biyaha jamhuuriyada Somaliland mud: Saleebaan Cali Kooreoo kusugan magaalada Burco ayaa xadhiga ka jaray mashaariic waaweyn oo ay …