wargeyskadawan.com
Agaasime Xergeeye oo ka Hadlay Hannaan ay Wax kaga Qabanaaan Xannuunada Macaanka iyo Dhiigkarka
Qore Khadar M. Dhako Hargaysa (Dawan):- Agaasimaha guud ee Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xargeeye ayaa ka hadlay Xannuunada Macaanka iyo Dhiigkarka oo dalka ku soo …