wargeyskadawan.com
Bukaan laga soo saaray kelli Miisaankeedu la mid yahay laba caruur ah oo dhalatay
Dhakhaatiirta dalka Hindiya ayaa qof bukaan ah ka soo saaray kelli culeyskeeda uu dhan yahay 7.4 kiilo. Miisaanka killidan ayaa waxaa uu la mid yahay laba caruur ah oo markaas dhashay. Waxaa la aam…