wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Shir-guddoonka Baarlamaanka iyo Guddigii Hore ee Doorashooyinka
Hargaysa (Dawan): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay ku qaabilay xafiiskiisa guddidii doorashooyinka ee muddo-xileedkoodu dhammaaday iyo shir-guddoonka baarlamaank…