wargeyskadawan.com
Golaha Wakiiladda Somaliland oo Cod Aqlabiyad ah ku Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka 2020
Hargeysa(Dwan):- Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Misaaniyadda qaranka Somaliland ee 2020. Fadhigii maanta ee golaha wakiiladda Somaliland oo uu shir guddoomin…