wargeyskadawan.com
Waayeelkii Buurta Ahaa!
Beerwale Mr. Dashrath Manjhi wuxu ku noolaa tuulooyinka fog ee dalka India ee buuruhu ku xeeran yihiin. Gabadhiisa ayaa dhimatay ka dib markii uu ka raagay gaadhiga gargaarka degdeg waddo xumo awg…