wargeyskadawan.com
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xaalada Amni Ee Kasoo Cusboonaatay Deegaanada Cali-Saahid
Qore Xabiib Cigge Burco (Dawan)- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi ayaa ka hadlay xaalada nabadgelyo ee ka jirta Deegaanka Cali-Saahid oo ka tirsan Gobolka Togdheer, Gudoomiye Xamse…