wargeyskadawan.com
“Qorshahani Waxaa Lagu Saleeyay Xog la soo Ururiyay oo aanu u Aragnay in lagu Hagaajin Karayo Xuquuqda Shaqaalaha”
Qore Khdar Cabdi Muuse Hargaysa (Dawan): Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobadda ugu muhiimsan ee ay diirrada ku saaray…