wargeyskadawan.com
Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha oo ka Qayb Galay Kulanka Falaqaynta Qorshaha Horumarinta Somaliland ee Dhanka Maamul Wanaaga
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Xaaji Aadam Cilmi ayaa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland kaga qayb galay kul…