wargeyskadawan.com
Ayax dhibaato ku haya Degmooyin ka tirsan Gobollada Daad-madheedh iyo Togdheer
Qore Saleban Cabdi Cali (Kalshaale) Burco (Dawan)- Deegaamo ka tirsan gobolka Daad-madheedh ayaa waxa dhibaato ku haya Ayax dhul-dageen ah, kaasoo xaaluf ku haya meelaha dhul-daaqsimeedka ah iyo da…