“Qaranku Wuxuu Kordhiyaa Sannad kasta Lacagaha ku Baxa Cisbitaalada Dalka”
Qore Khadar M. Dhako. Hargaysa (Dawan) Agaasimaha guud ee Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xargeeye ayaa Sheegay in wax lacaga aan laga qaadin dadka Xanuunsanaya ee kalyah…