wargeyskadawan.com
Dugsiyada Dalka Masar Oo Albaabada Laysugu Dhuftay ,Xanuun Dalkas Lagu Arkay Dartii
Dugsiyada dalka Masar ee kala duwan ayaa la xidhay kadib markii uu dalkaasi ka dilaacay Xanuun sannadihii ugu dambeeyey lagu arkaayey meelo kamid ah qaaradda Aasiya , gaar ahaana Barriga Aasiya. Du…