wargeyskadawan.com
Qisada Xaakimkii Caqliga Badnaa!
Turjumadda: Axmed A. Haybe Waxaan ogaaday inuu Baqdaad yimi nin doonaya inuu Xajka tago, waxaana uu sitay xabad luulka qaaliga ah oo qiimaheedu dhamaa 1000 Diinaar. Ninkaasi waxa uu rabay inuu i…